Musharixiin Soomaali ah oo u tartamaya Baarlamaanka dalka Sweden(Warbixin)

0
71

Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar 2018. Laba ka mid ah waxay ka wada tirsan yihiin xisbiga talada haya ee Social Democrats, waxayna ka ololaynayaan magaalada caasimadda ah ee Stockholm. Tiro ka badan 60,000 oo Soomaali ah ayaa la sheegay in […]




SOURCE: Musharixiin Soomaali ah oo u tartamaya Baarlamaanka dalka Sweden(Warbixin)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.