Musharixiin u gudbay wareega 2aad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland

0
327

Waxaa Goordhow soo geba gaboobay wareega 1aad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ay ku tartamayeen ilaa 11 Musharax,isla markaana ay ka tanaasuleen Saddex Musharax. Musharixiinta Wareega koobaad ku tartamay ayaa waxa ay kala ahaayeen 1: Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) 15 Cod 2: Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade) 12 Cod 3: Axmed Cilmi Cismaan Karaash […]




SOURCE: Musharixiin u gudbay wareega 2aad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.