Musharrax Asad Cismaan: Haddii aan xilka qabto waxaan ballan-qaadaya inaysan dhici doonin Puntland kala maqan

0
39

Jimco, December, 07, 2018 (HOL)– Musharraxa Madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019 ,Mudane Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada dhaqanka ee Qardho.




SOURCE: Musharrax Asad Cismaan: Haddii aan xilka qabto waxaan ballan-qaadaya inaysan dhici doonin Puntland kala maqan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.