Musharrax Cabdirisaaq Janagale oo maanta si ballaaran loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo

0
18

Sabti, November, 10, 2018 (HOL) – Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland ee doorashada 2019 ,Cabdirisaaq Cabdullaahi Jaamac (Janagale) ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halkaas oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay.




SOURCE: Musharrax Cabdirisaaq Janagale oo maanta si ballaaran loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.