(MUUQAAL): Dad ku dhex ololay shil gaari oo saakayto ka dhacay Kenya.

0
394

9 qof ayaa geeriyootay, halka ugu yaraan 20-kalena ku dhaawacmeen shil gaari oo Aroortii hore ee saakayto ka dhacay Waddada weyn (highway) ee isku xirta magaallooyinka Nairobi iyo Mombasa. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay isku dhaceen Bas ay dad rakaab ah la socdeenrakaab iyo gaari Xamuul meel ku dhow Deegaanka Suldaan Xaamuud oo u dhow […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (MUUQAAL): Dad ku dhex ololay shil gaari oo saakayto ka dhacay Kenya.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.