(MUUQAAL): Dad ku geeriyooday dab ka kacay Suuq ku yaalla Nairobi.

0
364

Ilaa hadda waxaa la xaqiijiyey inay 9 qof geeriyootay, halka In ka badan 58-qof oo ay ku jiraan Ganacsato uu dhaawacyo gubasho ah ka soo gaaray dab qabsaday Suuqa Gikombe oo ku yaalla Xaafadda Kamukunji ee magaalladda Nairobi. Dabkaasi ayaa la sheegay inuu kacay abaarihii 2:30 daqiieo ee saqdii dhexe ee xalay, waxaana lagu guuleystay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (MUUQAAL): Dad ku geeriyooday dab ka kacay Suuq ku yaalla Nairobi.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.