(MUUQAAL): Dad ku geeriyooday dhul-gariir ka dhacay dalka Japan.

0
491

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyootay dhul-gariirkaasi oo saakayto ka dhacay Gobalka  OSAKA ee Galbeedka dalkaasi. Dadka geriyooday ayaa la sheegay inay kala ahaayeen gabar 9 jir iyo labo Oday oo da’da 80-aadka ku jiray, iyadoo 200 oo kalena ku dhawaacmeen. Hay’adda Ka-hortagga Masiibooyinka ee dalkaasi weaxay sheegtay in qiyaasta dhul-gariirkaasi ahaa 6.1 Halbeegga REKTARKA. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (MUUQAAL): Dad ku geeriyooday dhul-gariir ka dhacay dalka Japan.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.