Muuqaal: Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka Dhacay London

0
100

Falanqeeye siyaasadeed ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan u baahan tahay dadkeeda in looga faa’ideeyo kheyraadka dalka ku jira.
Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo u warammay Goobjoog wuxuu sheegay in waddo sax ah loo maray sahankii lagu sameeyey shidaalka Soomaaliya.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayuu sheegay in looga baahnaa in kahor shirkaasi ay shacabka u sharaxdo waxa uu ku saabsan yahay si aanayba meesha muran uga dhicin.
Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News
 




SOURCE: Muuqaal: Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka Dhacay London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.