Diplomaasiga oo lagu magacaabo Asdollah Assadi iyo 6 kale ayaa la sheegay in lagu xiray dalka Jarmalka, isagoo lagu eedeeyey qorshe lagu qarxin lahaa Kulan sannadeed ay Kooxda Mucaaradka ku ah Dowladda Iiraan ee NCRI ku yeelan lahaayeen caasimadda dalka Faransiiska ee Paris. Kulankaasi waxaa ka soo qeyb geli lahaa Qareenka Khaaska ee Madaxweynaha Maraykanka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: (MUUQAAL): Jarmalka oo lagu xiray Diplomaasi Iiraani oo abaabulayey weerar qarax.