Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddiga Xaquuqul Insaanka

0
170

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay guddi Xaquul Insaan oo ka kooban 7 xubnood.
Guddigan ayaa shaqadiisa waxay tahay arrimaha la socodka Xaquuqul insaanka waxayna kala yihiin.

Maxamed Baaruud Cali Xubin
Rooda Axmed Yaasiin Xubin
Muuse Cismaan Warsame Xubin
Saleebaan Warsame Guuleed Xubin
Waris Abshir Xaaji Diiriye Xubin
Cumar Maxamuud Xuseen Xubin
Cabdirashiid Siciid Cindi Xubin

Goobjoog News




READ MORE FROM THE SOURCE: Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddiga Xaquuqul Insaanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.