Muuse Biixi '' Somaliland waayo arag ayeey ku tahay sida Nabada loo dhiso

0
29

Arbaco, July, 25, 2018 (HOL)– Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa casho-sharaf ku maamuusay aqoonyahanno, isugu jira qorayaal, cilmi-baadhayaal iyo mu’allifiin kasoo kala jeeda dalal kala duwan oo caalamka ah, kuwaas oo lagu marti-qaaday carwadda caalamiga ah ee bandhigga Buugaagta Hargeysa (Hargeisa International Book Fair) oo toddobaadkan laga furay magaaladda Hargeysa.




READ MORE FROM THE SOURCE: Muuse Biixi ” Somaliland waayo arag ayeey ku tahay sida Nabada loo dhiso

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.