Muuse Biixi : Waxaan ballan ku qaadnay in aannu wadal la gali doonin Soomaaliya ilaa ay ogolaadaan madax-bannaanideenna

0
18

Arbaco, November, 21, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo maalmihii ugu danbeeyay-ba socdaal ku marayay qaar ka mid ah gobollada Soomaaliland ayaa wacad ku maray in aysan wada hadal la gali doonin dowladda Soomaaliya.




SOURCE: Muuse Biixi : Waxaan ballan ku qaadnay in aannu wadal la gali doonin Soomaaliya ilaa ay ogolaadaan madax-bannaanideenna

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.