Talaado, June, 26. 2018 (HOL)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xalay khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu maamuusayay 26 Jun oo beegneyd markii ay gobollada Waqooyi ka xuroobeen gumeystihii Ingariiska, ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaaliya.
READ MORE FROM THE SOURCE: Muuse Biixi: Waxaan leenahay dowladda Soomaaliya hadalladeeda iyo ficilkeeda isma laha”