Muwaadin dhalashadiisa lagu murunsanaa oo lumiyey rafcaan uu ku sii joogi lahaa Norway

0
71

Maxkamadda  Rafcaanka ee Borgarting ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Oslo waxay daaqadda ka tuurtay Rafcaan uu qaatay Mahad  Maxamuud, isla markaana Kansal-gareysay Muwaadinimadiisa Norway (The Norwegian citizenship). Wargeyska Aftenposten ayaa qoray in Mahad Maxamud oo dalka Norway tegay sannadkii 2000 uu sheegtay inuu yahay Muwaadin Somali oo 14-jir ah, waxaana la siiyey  Deganaansho KMG. […]




SOURCE: Muwaadin dhalashadiisa lagu murunsanaa oo lumiyey rafcaan uu ku sii joogi lahaa Norway

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.