Muwaadin Somali haysta Dhalashadda dalka Britain iyo dhowr qof oo kale oo la xiray

0
407

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay Koox ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ee baaritaanka ku haya Weerarkii Hotelka Dusit D2 ay ballaariyaan Baaritaankooda, kadib, markii ay Boliska Degmadda Kituya ee W/bari ee dalkaasi sheegeen inay gacanta ku dhigeen dhowr qof oo isugu jiray somali iyo Kenyan oo ku sugnaa […]




SOURCE: Muwaadin Somali haysta Dhalashadda dalka Britain iyo dhowr qof oo kale oo la xiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.