Eedeysane Jamaal Maxamed waxa uu shalay ka soo hor muuqday Maxkamadda Makadara ee magaalladda Nairobi, isagoo ku eedeysnaa Isku-day uu ku dili lahaa Siyaasi Somali-Kenyan bishii September 11-di iee sannadkii hore. Eedeysanaha waxa uu Maxkamadda ka hor sheegay inuusan haatan diyaar u ahayn inuu Maxkamadda soo hor dhigo caddaymaha ku aadan inuusan gelin Dembiga lagu soo oogay, […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Muwaadin Somali-Maraykan ku eedeysan inuu dili lahaa Siyaasi oo mar kale la soo taagay Maxkamadda Nairobi