Muwaadin Soomaali lagu maxkamadaynayey Kenya oo beeniyey inuu dil geysan lahaa

0
443

Jamaal Maxamed waxa uu shalay ka soo hor muuqday Maxkamadda Makadara Law Court ee magaalladda Nairobi, isagoo lagu soo oogay Isku-day uu ku dili lahaa Siyaasi Somali-Kenyan ah oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed, oo uu ku feeray Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi bishii September 17-dii ee sanadkii hore. Garsoore Eunice Kimaiyo oo ka tirsan Garsoorayaasha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Muwaadin Soomaali lagu maxkamadaynayey Kenya oo beeniyey inuu dil geysan lahaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.