Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

0
155

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa y ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah dadka ku ganacsada dalkaas. Muwaadin ayaa waxaa lagu dilay Magalada Derban,waxana lagu Magacaabi jiray Sheekh Xuseen,waxana dad aan la hadalnay ay sheegeen in lagu dilay irida goobtiia ganacsi. Ciidamo ka tirsan Booliska dalkas ayaa gaaray goobta dilka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.