Muwaadin Soomaaliyeed oo loo xukmiyey Malaayiin Shillinka Kenya

0
85

Maxkamadda The Admiralty Court ee u xil-saaran Dacwadaha dhanka Badda ee ku taalla magaalladda Mombasa ee dalka kenya waxay xukumisay in 10-million oo Shillinka Kenya magdhow ahaan loo siiyo  Milkiilaha  Markabka Kalluumeysiga lagu magacaabo MV Nasiibu, kaasi oo labadii sanno ugu dambaysay ku xayirnaa Dekedda magaalladda Kilifi ee dalkaasi. Garsoore NAJOKI MAWANGI oo ka tirsan […]




SOURCE: Muwaadin Soomaaliyeed oo loo xukmiyey Malaayiin Shillinka Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.