Muwaadiniin lagu xiray Tanzania xilli uu Hawlgal xooggan ka socdo

0
303

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Tanzania, Kangi Lugola waxa  uu amar ku bixiyey Hawlgal lagu soo qabanayo Muhaajiriinta shisheeyaha ee sida sharci-darrada ah ku soo gala dalkaasi. Wasiirku waxa uu ku amray Saraakiisha Waaxda Socdaalka inay guri-ka-guri uga baaraan Muhaajiriinta ku dhuumaalaysata Goballadda Kagera iyo Kigoma, ee xuduudka la leh dalalka Uganda, Ruwanda, Burundi iyo Kongadda […]




SOURCE: Muwaadiniin lagu xiray Tanzania xilli uu Hawlgal xooggan ka socdo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.