Muwaadiniin Soomaali ah oo u tartami doona kursi ka banaan Golaha furan ee Mareykanka

0
41

Waxaa aad u sii kordhayso Tirada Somali-Maraykanka ka mid noqonaya Golayaasha Degmooyinka iyo kuwa Heerka Qaran ee dalka Maraykanka. 2 Murashax oo Somali-Maraykan ah oo lagu kala magacaabo Isaaq Maxamed iyo Faysal Axmed ayaa la sheegay inay u tartami doonaan Kursi ka bannaan Golaha Furan ee magaalladda Barron ee Gobalka Wiskonsin ee dalkaasi. Murashax Isaaq Maxamed waxa […]




SOURCE: Muwaadiniin Soomaali ah oo u tartami doona kursi ka banaan Golaha furan ee Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.