Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

0
410

Koox burcad Koonfur Afikan ah ayaa xalay Magaalada Restunburg ee dilkaasi waxa ay weerar isugu jiray dil iyo dhaawac ugu geysteen Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kamid ah dadka ganacsiga ku leh dalkaasi. Kooxda Burcada ah ayaa Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxa ay ugu tageen goob ganacsi oo ay ku lahaayeen dalka Koonfur Afrika,isla markaana u geystay weerar isugu […]




SOURCE: Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.