Muwaadiniinta British-ka oo looga digay inay u socdaalaan dalalka Somalia iyo Kenya

0
152

Dowladda Britain waxay cusbooneysiisay La-talinta dhinaca Safarka, iyadoo Muwaadiniintooda uga digay inay u socdaan qeybo ka mi ah Gobalka Xeebta ee dalka Kenya iyo Deegaanadda ku dhow Xuduudka Kenya la wadaagto Somalia. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda  iyo Barwaaqa-sooranka ee dalka Britain ayaa lagu sheegay inay jiraan cabsi khataro weeraro ka dhici […]




SOURCE: Muwaadiniinta British-ka oo looga digay inay u socdaalaan dalalka Somalia iyo Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.