Muwaadiniinta Shiinaha oo looga digay inay u safraan Maraykanka.

0
299

Safaaradda Shiinaha ee magaalladda Washington ayaa soo saartay Digniin dhinaca Ammaanka ee Muwaadiniintooda u socdaalaysa dalka Maraykanka, waxayna Digniintan soo baxday xilii ay xiisad dhinaca Ganacsiga ka dhexeyso labada dal. Safaaraddu waxay Dalxiisayaasha Shiinaha uga digeen inay ku baraarugsanadaan arrimaha oo ay ku jiraan Kharajka Cafaimaadka ee qaalliga ah, cabsida Toogashadda, dhaca, qabsashadda Wakiilladda Canshuuraha. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Muwaadiniinta Shiinaha oo looga digay inay u safraan Maraykanka.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.