Wariyayaal jooga shirka Brussels ayaa soo sheegaya in maanta safiirka Soomaaliya ee Midawga Yurub uu soo dhaweeyey Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Ucid uuna dajiyey hotelka ay daganyihiin wufuuda Soomaaliya ee shirka u jooga Brussels Brussels ayaa waxaa ka furmaya shir ay joogaan madaxda dawladda Soomaaliya ee uu ugu horeeyo Madaxweynaha DFS farmaajo iyo kuwa Mamul-goboleedyadda si […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Muxuu Feysal Cali Waraabe u joogaa Brussels?