Muxuu yahay walwalka cusub ee Jubbaland ay ka qabto dowladda federaalka?

0
153

Jimco, May, 03, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Jubbaland,Axmed Maxamed Islaam oo shalay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu walaac ka qabo falal lidi ku ah dhinaca ammaanka Kismaayo oo laga soo abaabulayo magaalada Muqdisho.




SOURCE: Muxuu yahay walwalka cusub ee Jubbaland ay ka qabto dowladda federaalka?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.