Nabadoon lagu dhaawacay Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari

0
96

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee gobalka Barri ayaa sheegaya in goordhow halkaas uu ka dhacay weerar lagu dhaawac mid ka mid ah Nabadoonada caanka ka ah magaalada oo la sheegay in xiligaa uu ku sugnaa masaajid ku yaal mid ka mid ah xaafadaha Boosaaso. Nin hubaysanaa ayaa ayaa Masaajidka Mubaarak oo ku yaalla xaafada […]




SOURCE: Nabadoon lagu dhaawacay Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.