Khamiis, June, 28, 2018 (HOL)– Saraakiisha ciidamada nabadsugidda dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo bandhigay ilaa 12 nin oo ay sheegeen in ay kasoo goosteen maleeyshiyaadka Al-shabaab, kuwaa oo qaar kamid ah oo warbaahinta la hadlay ay sheegeen in ay ahaayeen gudoomiyeyaal tuulooyin hoostaga degmada Jamaame ee gobolka J/hoose.
READ MORE FROM THE SOURCE: Nabadsugidda Jubbaland oo Kismaayo kusoo bandhigtay rag kazoo goostay Al-shabaab