Nalal ku shaqeeya cadceedda oo laga hirgeliyay xaafadda la dejiyay qoysaska kasoo laabtay Dhadhaba ee Kismaayo

0
205

Axad, July, 15, 2018 (HOL)-Xaafaddan oo ay ku noolyihiin 1,100 qoys oo isugu jira qoysaskii kasoo laabtay Dhadhaab iyo qaar kamid ah dadka kusoobarakacay Kismaayo ayaa maanta laga hirgeliyay nalalka ku shaqeeya cadceedda, kuwaa oo ay bulshada deegaanku baahi weyn u qabeen.




READ MORE FROM THE SOURCE: Nalal ku shaqeeya cadceedda oo laga hirgeliyay xaafadda la dejiyay qoysaska kasoo laabtay Dhadhaba ee Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.