NAYMAR OO MARKALE MUUJIYAY INUU KU SII JEEDO REAL MADRID.

0
470

Xidiga Naymar waxaa Holac uu ku sii shiday wararka ku aadan in uu kusii jeedo Horyaalka Spain gaar ahaan kooxda Real Madrid.

Xalay ciyaar saaxiibyinomo oo aad u xiiso badan ayaa dhexmartay Xulalka Qaran ee Brazil iyo Croatia iyadoona qaab badal ah uu kusoo galay Naymar isagoona  saxiixay Goolkii ugu horeeyay ee xulkiisa uu kulankaasi ka dhaliyo.

Talaabada kale ee uu qaaday Naymar Jr. dad badana ay u arkeen inuu kusii jeedo Los Balancos ayaa ahayd kadib markii uu dhamaaday kulanka oo ay kusii jeedeen Qolkooda Labiska oo uu maaliyadiisa oo saxiixan ka badashay xidiga ay isku xulka yihiin una ciyaara Kooxda Real Madrid Luka Modric.

waa shaki kale oo hoosta ka xariiqi kara in Naynar uu ju wajahan yahay Spain.

Tan iyo Bartamihii xili ciyaareeskii aynu kasoo gudubnay waxaa muuqatay in naymar laga qorayay  warar ku aadan in uu imaanayo Real balse wali waa ay sii socdaan sheekooyinkaasi oo aan la ogaan karin xiliga ay joogsan doonaan.

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.