Nin asalkiisu yahay Somalia oo weerar ka geystay dalka Australia

0
30

Sabti, November, 10, 2018 (HOL) – Nin asalkiisu yahay Soomaali dhinaca kalana la aaminsan yahay in uu ka tirsan yahay Ururka Daacish ayaa lagu waramayaa in uu geystay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Melporn ee dalkaasi Australia.




SOURCE: Nin asalkiisu yahay Somalia oo weerar ka geystay dalka Australia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.