Nin iyo Xaaskiisa oo xalay lagu dilay deegaan ka tirsan gobolka Baay

0
155

Nin iyo Xaaskiisa oo xalay lagu dilay deegaan ka tirsan gobolka Baay
Sabti, June, 09, 2018 (HOL)–Wararka ka imanaya deegaanka Awdiinle oo ka tirsan gobolka Baay ayaa sheegaya in rag hubeysan oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab ku dileen Nin iyo Xaaskiisa.

READ MORE : Nin iyo Xaaskiisa oo xalay lagu dilay deegaan ka tirsan gobolka Baay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.