Talaado, Maarso 05, 2019 (HOL) –Eedeysanahan oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cali Xaamud ayaa in mudo ah ku xirnaa saldhigga dhexe ee degmada Garbahaareey ayadoo loo heystay dambi isugu jiray dil iyo Kufsi.
SOURCE: Nin ku eedeeysnaa Kufsi iyo Dil uu u geystay Haweeney oo lagu toogtay gobolka Gedo