Nin Oday ah oo goor dhaw lagu dilay dulleedka Muqdisho

0
172

Jimco, July, 13, 2018 (HOL)–Warar goor dhaw naga soo gaaray dulleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ayaa sheegaya in rag hubeysan ku dileen Sheekh Cabdullaahi Maxamed Roobe oo da’diisa lagu sheegay 85 sano jir.




READ MORE FROM THE SOURCE: Nin Oday ah oo goor dhaw lagu dilay dulleedka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.