NISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay mid ka mid ah Maskaxdii ka dambeeysay Weerarkii Hotelka Saxafi

0
448

War ka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qarank ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga ay Gacanta ku dhigeen Maxkaxdii ka dambeeyasay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee lagu qaaday Hotelka Saxafi ee Magalada muqdisho. Qoraal la soo dhigay Barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgal la sameeyay lagu qabtay Maskaxdii […]




SOURCE: NISA oo shaacisay inay gacanta ku dhigtay mid ka mid ah Maskaxdii ka dambeeysay Weerarkii Hotelka Saxafi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.