NISA oo shaacisay inay holwgal ku qabteen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

0
450

War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ay ku soo qabteen  sarkaal ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Qoraal la soo dhigay Barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa waxaa lagu sheegay in howlgal ay Ciidamada Ammanaka Soomaaliya ka sameeyeen deegaanka Dugule oo u dhow degmada toora toorow […]




SOURCE: NISA oo shaacisay inay holwgal ku qabteen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.