NISA oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay xubno ka tirsan al-Shabaab

0
47

Jimco, December, 07, 2018 (HOL)– Hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Soomaaliya ayaa shaacisay in gacanta lagu dhigay labo xubnood oo ka tirsan kooxda al-Shabaab.




SOURCE: NISA oo sheegtay inay gacanta ku dhigtay xubno ka tirsan al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.