NISA oo War ka soo saartay howlgal laga fuliyay duleedka degmada Balcad

0
140

War ka soo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in holwgal laga fuliyay deegaan duleedka ka ah degmada Balcad lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Qoraal la soo dhigay Barta twitter-ka NISA ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka laga fuliyay deegaanka Basra oo duleedka Galbeed ka xiga degmada Balcad,isla markanaa lagu […]




SOURCE: NISA oo War ka soo saartay howlgal laga fuliyay duleedka degmada Balcad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.