Hay’adda NORDIC ee hoos tagta Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Norway iyo Hay’adda Dowladda Denmark ugu qaabilsan Horumarinta Maaliyadda ee IFU ayaa sheegay inay daaha ka rogeen Maalgelinta Fursadaha Malagashi ee Geeska Afrika. Wejiga Koowada ee maal-gelintaasi waxaa lagu kharaj garayn doonaa 10 million oo Dollar. WaxaanaMashruucaasi si wadajir ah u fulin doona Hay’addaha NORDIC, […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Norway iyo Denmrk oo iska kaashanaya Maalgelinta Shirkadaha Ganacsiga ee Soomaalida