Odayaal ka cabanaya saami-qeybsiga isbadalka maamul ee dowlad deegaanka Soomaalida

0
230

Sabti, Maarso, 16, 2019 (HOL) – Odayaal dhaqameed iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Shabeelle Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in lagu tuntay saamigii ay ku lahaayeen isbadalka maamul ee ka dhaqan galay deegaanka iyo guud ahaan Itoobiya.




SOURCE: Odayaal ka cabanaya saami-qeybsiga isbadalka maamul ee dowlad deegaanka Soomaalida

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.