Ohio Dugsi Association oo shahaadooyin gudoonsiiyay 48 Arday

0
188

Khamiis,Janaayo, 02,2020 (HOL)-48 arday oo Soomaali ah ayaa loo qabtay xaflad qalinjabin ah kadib markii ay dhameeyeen Barashada Quraanka Kariimkaa taas oo ay soo abaabuleed dalada Ohio Dugsi Association oo ah dalad ay ku midoobeen qaar ka mid ah dugsiyada qur’aanka ee gobolka ohio.




SOURCE: Ohio Dugsi Association oo shahaadooyin gudoonsiiyay 48 Arday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.