ONLF ‘’ Madaxweynaha Soomaaliya raali galin ayuu ka bixiyay dhiibistii Qalbi-dhagax

1
162

Axad, July, 29, 2018 (HOL) – Guddoomiyaha Ururka ONLF Admiral Maxamed Cumar Cusmaan ayaa sheegay in kulan dowladda Soomaaliya raali galin ka bixisay dhiibistii sarkaalkii ka tirsanaa Ururka Cabdikariin Muuse Qalbi –Dhagax.




READ MORE FROM THE SOURCE: ONLF ‘’ Madaxweynaha Soomaaliya raali galin ayuu ka bixiyay dhiibistii Qalbi-dhagax

1 COMMENT

  1. Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo Sanbaloolashe ayaa horfiiq ka ahaa dhiibistii Qalbi Dhagax.

    Marka aad aragto:

    A. Hoggaanka NISA oo la qasayo, qaarna la eryayo,
    qaarna la bahdilayo:

    B. Marka aad aragto ciidamadii Xasilinta Muqdisha oo hubka
    laga dhigayo;

    C. Marka aad aragto Raiisulwasaarihii oo hawlihiisa lagu
    loo gacan dhaafayo;

    D. Marka aad aragto Maareeyaha guud ee Hay’adda
    Duulista Hawada Yuusuf Jeelle oo tiro ka laba jeer
    uu shaqada ka eryay Raaissulwasaaraha oo haddana
    la dhaqaajin la’yahay, welina shaqeynaya;

    F. Markaad aragto Saadiq Joon oo laga wareejinayo NISA,

    G. Markaad aragto Wasiirkii Amniga oo hawlgab laga dhigayo,

    H. Markaad aragto Raiisulwasaarihii oo “POOL” laga dhigayo;

    J. Markaad aragto militeriga oo laga faafreebayo wixii
    Samaale ah;

    K. Marka aad aragto In Daaroodka yaryarka ah ee uu
    Marreexaanku ugu horreeyo laga buuxinayo
    Xoogga Dalka Soomaaliyeed;

    L. Markaad aragto in Jeneraal Gorod magac u yaal laga
    dhigayo;

    M. Markaad aragto in Jeneraal Caanood laga dhigay Taliyaha
    dhabta ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed;

    N. Markaad aragto taliyeyaasha militeriga ee haya jagooyinka
    halbowlayaasha ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed
    oo u batay Marreexaan iyo Daaroodka yaryarka ah;

    P. Markaad aragto Farmaajo oo ka guuraya Madaxtooyada
    una guuraya xerada Gaashaandhigga;

    OGOW OO GARO WAXA UU (tabrta) KU HAMINAYO FARMAAJO.

    Haddii uu Farmaajo yahay ruux miyirkiisa qaba oo caadi ah waxaa kuma riyoodeen iyo inqilaab Daarood, sidii adeerkii Afweyne.

    LAAKIIN FARMAAJO DHIMIRKA AYUU KA XANUUNSAN YAHAY, WAXAANA LA TALIYA KUWO LA ILDASRAN XANUUNKA DAAROODISIMKA EE GACAN BIR AH HA LA ISAGA QABTO. HANA LA DAWEEYO EE YAAN LAGU DAYAN

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.