ONLF oo dalbatay in xoriyad dhameystiran la siiyo Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax

0
121

Jimco, June, 29, 2018 (HOL)–Afhayeenka Ururka ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in C/kariin Muuse Qalbi Dhagax uu ahaa sida uu hadalka u dhigay siyaasi u xirnaa Itoobiya, balse ilaa iyo hadda aan heysan xoriyad dhameystiran marka laga soo tago in laga sii daayay xabsiga oo kaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: ONLF oo dalbatay in xoriyad dhameystiran la siiyo Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.