ONLF oo hadashay dagaalka u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida

0
154

Talaado, July, 17, 2018 (HOL)–Ururrka ONLF ayaa markii ugu horeysay bayaan ka soo saaray dagaalka u dhaxeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya, kaa oo sababay khasaare ballaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.




READ MORE FROM THE SOURCE: ONLF oo hadashay dagaalka u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.