Sabti, December, 08, 2018 (HOL)-Jabhada ONLF oo muddo ka badan 30 sano dagaal kula jirtay dowladda Itoobiya ayaa hadda sheegtay in halgankeedii u badali doonto qaab nabadeed.
SOURCE: ONLF oo halgankeedii hubeysnaa u badashay hab nabadeed