ONLF shirweyne ku leh magaalada Asmar ee dalka Eritrea

0
103

Khamiis, June, 28, 2018 (HOL)–Jabhadda ONLF ayaa shirweyne uga furmay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, iyadoo shirweynaha socda looga hadlayo xaaladihii u dambeeyay ee ku soo kordhay Itoobiya iyo is bedeladii dhacay.




READ MORE FROM THE SOURCE: ONLF shirweyne ku leh magaalada Asmar ee dalka Eritrea

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.