Orodyahan reer Kenya ah oo ku guulaystay tartanka orodka adduunka

0
53

Axad, September, 16, 2018 (HOL) –Orodyahanka reer Kenya ,Eliud Kipchoge ayaa taariikh cusub ka dhigay tartanka oradka adduunka, wuxuu ku guulaystay tartankii ka socday magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.




SOURCE: Orodyahan reer Kenya ah oo ku guulaystay tartanka orodka adduunka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.