Pakistan: 16 qof oo ku dhintay shil tareen

0
25

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)- Ugu yaraan 16 qof ayaa ku geeriyooday 78 kalana waa ay ku dhaawacmeen shil tareen oo ka dhacay magaalada Rahim Yar Khan ee ku taala dalka Pakistan.




SOURCE: Pakistan: 16 qof oo ku dhintay shil tareen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.