Peter de Clercq : Toddobo shaqaale gargaar ah ayaa lagu dilay sanadkan Soomaaliya

0
563

Isniin, August, 20, 2018 (HOL) – Toddobo ka mid ah shaqaalaha gargaarka bani’aadamnimada ah ayaa sanadkan oo kaliya lagu dilay Soomaaliya, iyadoo 10 kale-na ay ku dhaawacmeen sida uu sheegay sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda gargaarka ee Qaramada Midoobay ee Geeska Afrika.




READ MORE FROM THE SOURCE: Peter de Clercq : Toddobo shaqaale gargaar ah ayaa lagu dilay sanadkan Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.