PREMIER LEAGE LABA GARSOORE OO MAANTA SOO GABA GABAYNAYA WAAYOODA GARSOORENIMO.

0
160

Maanta kooxaha Horyaalka England waxaa ay ciyaari doonaan kulamadooda ugu dambeeya ee xili ciyaareedkan lagu soo gaba gabayn doono waxaa muuqata in dad badan oo taariikh ku leh England Premier Leage ay shaqadooda isaga tagi doonaan siyaabo kala duwan.

Ilaa laba garsoore ayaa seeriga iska dhigi doona si rasmi ah marka ay kulamada soo gaba gaboobaan waxaana ay kala yihiin Dhex Dhexaadiyeyaashaasi Mike Jones iyo Neil Swarbrick kuwaa oo mudo badan howshan kusoo gudo jiray.

Mike Jones waxaa uu jiraa Da’da 50ka sano halka saaxiibkii Neil Swarbrick uu gaaray Da’da 52da sano.

Waxaa ay lamid noqondoonaan macalinka kooxda Arsenal Arsen Wenger oo isna maanta si rasmi ah shaqada uga tagaya dhamaantoodna waxaa ay yihiin Shaqsiyaad Waayo Wanaagsan kusoo qaatay Horyaalka Premier Leage.

 

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.